Salomon KalouSalomon Kalou's Forum Salomon Kalouwaa caadi in ay nin gaal ah guursato lakiiin waligaa ku soco diinta?
Salomon Kaloujacaylku waa jiraa dookhuna waa jiraa laga yaaba in ayasan lacag ku raacin ee dookheedu raacay waana iska ok layaab malahaan'
Salomon Kalousaxin naag nin kaa lacag kawata ayaa iskale naagtaana caadi waaye ninkay rabto ay siilkeda sinaynaa meqaa baanaanka lagu wasaa oo niggaz wasan tanaaba kawadatee maxaa laga rabaa atleast koo lacag leh ayey wadataa Salomon Kalouhey stop all that about Kalou and the that modelist she doest potrays any sign of being a musllim.let her go for her own life and will God will answer her call there after. Salomon Kalouinalilahi wa inaa ilehirajicun alla tanna makudambesay Salomon Kalouaniga hadii an arkilaha labadooda ayandililaha Salomon Kalouhe is a man & u know what man is 4.let him enjoy his life.besides he has money. Salomon Kalouhaa heey solomon kalou waa nin ilaah unntay gabdhaan hadeey gaal guursatay ayada umahoreeyso gaal iyo muslim ilaah baa unntay teeda kale waa dooqeeyda gabdha man xuma way kahelikartaa teeda kale dadka dhahaayaan ninka waa nin xabsha ah ama waa nin jileec ah bal is waydii adiga soomalia h maxaa... Salomon Kalouasc dhamaan raag meshaan wax kusoqoreey sxbayaal waxa meshaa kujiraa haal kaan gabadhaha yaad argtaan but ma isweydiiseen kuwii kale aawey dumarkeeni waa y u dhamteey sxb runta hadii aad rabtaan hadii ay haal xaabo kukobantaheey ayaa wax fiican ah lkn waxa jiraa kuwa isduleyeey inta ... Salomon Kalouasalaamu calaykum waraxma tulaahi wa barakaatu horta halkan waxaan ku salaamayaa saaxiibadayda aan figrada wadaagno ee halkan ku qoran tahay rayigoodo
hadaan u soo noqdo yartan la leeyahay waxa guursanaaya salomon kalou
horta waxaan u malaynayaa arinkani maaha arin laysku mashquuliyo... Salomon Kalouasc naagtaa waxey tahey ilaah ayaa naag og walaalayaal maraak ilaah halo baryaa inuu ilaah furah helishiyaa oo ay noqotaa mid ninkeed soo muslimisaa sidaa aan ku arkeey google.com wali salomon kalou markii aad iisgashaa waxa aad ka arki kartaa sawiro badaan oo iyad iyo ah isga... Salomon KalouMashqul ha isaga dhigina e wa ina walwal gaalada waheshan dona wa habar jecel. Salomon KalouWa layaqana wa gabar ah GALA BAKARAHA HAWIYE Salomon Kalouasc walala yaal aniga arin taas waxan ka dhihi lahaa waa naag aan soomalida wax weyn u dhin tay Salomon Kalouasc wallall naagtaan maxaa aad iskugu mashuuqlineysan way waa naag rabaa adoon guuskii ee ogdaa wallall guus wen ayaa lagaraceey kkkkkkk sidaa weyaa runtaa maraak ha isdalinina Salomon Kalouasc wallaall magaceeygu waa mohamud salomon kalou naagta maqabaa mise waa naag uu layaheey sxb haduu uu yahey muslim ilaah ha u siyadiyaa lkn haduu gaal yahy ilaah hasohadeyaa wax aan kaheysanaa ninkaa waa qalda walalayaal wayo naag ayada ayaa dhayacaan markii maxaa lagarabaa... Salomon Kalouqoftu magacii somali ka dishay naga kaxeee wuxu mid maaheee
Salomon KalouCome you people write in english please or french, i know kalou speaks those languages i dont know about this somali people keep writing!!! Salomon Kaloubeen weeye sheekadas ah gabar somali ah inuu gursaday mr kalou in badan ayaan is naqaanaah mr kalou lkn haday naagtu ku faantay ama qof kale uu iska sheegay been wax jira maahan mr kalou gabadha uu saxiibka la yahay waxay ka timid wadanka la yiraahdo muritania sawiradeeda qofkii raba ama... Salomon Kalousolomon kalou waa wey guurasan kartaa haddii uu muslim uu yahay laakiin haddii uu yahay gaal ma guursan karto -laakiin haddii uu yahay gaal wey musliman kartaa taas iyada ayey ku xiran tahay-- muxiimka yaa la dambaabib kalou waa ciyaaryahan aad u wanaagsan ilaahay aad ha u soo... Salomon KalouWalaalayal hota gabadhaan somali sheege saneeyso waa model.hota ayathu dinta hakulaabato markasi aan kahadhalno kalou Salomon Kalouasalmu calaykum
walaalayal horta dadka oo dhani haday isku khilafsanyihii ninkan diintisa, ma aha in layidaho waa gal illahay baa og. inanta somaliyeed na way ogtahay ciduu yahay iyada ayaa u badheedhay ee cayda idinku kadayaa ee illahay u barya
|